Kheyre oo safar dhulka ah kusii maray Cadaado iyo Waxgaradka oo diiday in ay …

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo saakay kasoo ambo baxay magaalada Dhuuso Mareeb ayaa goordhaw safar dhinaca dhulka ah kusii maray magaalada Cadaado. Sida aan Wararka ku helnay Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa wax yar ku hakaday magaalada Cadaado si uu ula kulmo waxgaradka magaaladaasi, waxaana wararka soo baxaya qaarkood … Continue reading Kheyre oo safar dhulka ah kusii maray Cadaado iyo Waxgaradka oo diiday in ay …